Xaq-codbixinta
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(xuquuq codbixin, m.dh) (qaan.) Xaqa loo dhiibto codka, gaar ahaan marka ay dadku dooranayaan baar-lamaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaq-codbixinta ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg