Xaqiiqato
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nabar ka dhasha is xoqidda shafka iyo jeeniga neef geel ah oo caatir keena. ld xaquuqato.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaqiiqato ↴
xaquuqato |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg