Xaraari
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraar ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaraari ↴
kharaari | kharaarin | xaraarid | xaraarin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg