Site icon Qaamuus

ereyga

xaraarug
(m.l)

Qof naf xumi ku jirto; naf-kadhowr; sakaraad.

xaraarug
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Nafley saka-raadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaraarug

qaarqaad [m.l]
Dhinaca oo dhulka la dhigi waayo xanuun awgi; xaraarug.

qaarqaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Xanuun awgii dhinaca dhulka dhigi waayid; xaraarugid.

xaraarugid [m.f.dh]
eeg xaraarug².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version