Xarako
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (-dyo, m.dh) Dhaqdhaqaaq. 2. ld xarakaad, xarakad. Shaqallo loo yeelo xuruufta carabiga. 3. Xiiso; farax.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarako ↴
shaqal | xarakaad | xarakad | xarakaysan | xarakee | xarakeysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg