Xareedi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Dugaag, shimbiro iwm ciyaaro, ci'ama dhaqdhaqaaq kale oo ay ku muujinayaan barwaaqo samayn. 2. Shimbiro ci'iyo dhaqdhaqaaq la aammin-sanyahay in ay ku roobdoonayaan samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xareedi ↴
luuq | xareedin | xareedis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg