Site icon Qaamuus

ereyga

Xargag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma. 3. Kawrax; engeg. ld hargag¹, xarkag¹.

Xargag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Subag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag², xarkag².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xargag

dareerka dhiigga | golobuliin | hargag | hargag | hargagid | xargagid | xargagid | xargagoosasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version