Xargagid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg xargag². ld hargagid, xarkagid.
Xargagid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Xaaladda dareere jiitama oo isu beddelo wax fadhiya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xargagid ↴
dareerka dhiigga | hargagid | xarkagid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg