Site icon Qaamuus

ereyga

Xarraan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Faras aan hayin ahayn. 2. (-nno, m.dh) Qof qaba mingis aan la yabarayn.

Xarraan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Faras wax aan hayin ahayn noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarraan

xarraamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version