Site icon Qaamuus

ereyga

Xasil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Aayar; miyir; tartiib.

Xasil

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

1. Arrin iwm wax deggan noqosho. 2. Xoolo wax aayar u socda ama u daaqaya noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xasil

caadla'aan | yoolyool | alkohooliisam | antarasayt | arbush | arbush | baanji | baanji | baqdin | cagadhigo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version