Xaskul
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(bot.) Geed dacarta la tol ah; wuxuu leeyahay caleemo dhaardheer oo warmo ah oo qaarka danbe u wada buuran oo wada hilib ah, oo caarad qodax ah ku wada dhammaada; sida wax laysku falkiyay bay isu haystaan oo midiba mid uga kor baxdaa. Waa wada liil, xargo iyo waxyaalo kaleba laga sooho ama laga sameeyo; xaskulxig.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaskul ↴
curun | dabar | dambiil | dhabbee | dhil | dhilan | dhilan | dhuub | gahnay | liili |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg