Site icon Qaamuus

ereyga

Xawaalad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. (dhaq.) War-qaadda lagu diro lacagaha dadku boostada ku dirayaan. 2. (dhaq.) Lacag dal laga wareejiyo iyadoo dal kale lagu wareejinayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xawaalad

banki |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version