Xawo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Biyaha laboodka; mino; shahwo.
Xawo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(c.nafl.) Unug taran qaangaadh ah oo socda, oo ay leeyihiin xayawaanka labka ah, oo ay soo daayaan xiniinyuhu.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xawo ↴
kaadimareen | bilisxawood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg