Site icon Qaamuus

ereyga

Xayaab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.dh)

(bot.) Dhir kulaalay geedaha waaweyn saarata ama kuboodda oo caan ku ah kaymaalayda badhaalaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayaab

caad | leelo | luun | xanto | xayaabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version