Site icon Qaamuus

ereyga

Xaybooro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Summad geela lagu dhigo oo leh qaab (U) hoos u jeedda oo lagu dhigo garabka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaybooro


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version