Site icon Qaamuus

ereyga

Xaydhayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Isticmaalka saliidda, xaydha iwm, si loo yareeyo xoogga isliska ee ka dhexeeya dulaha istaabanaya, loogana hortago daxalka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaydhayn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version