Site icon Qaamuus

ereyga

xaydo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ytay, -ydatay)

Maro la guntanyahay kor u qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaydo

tafaxaydo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-yday, -ydatay)
Maro la xiran yahay kor u laabasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version