Xayn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayn ↴
qaaxayn | raaxayn | waaxayn | dharbaaxayn | dhexayn | dhirbaaxayn | eexayn | faataxayn | fadeexayn | gocoso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg