Xays
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Roob jiilaalka ka da'a xeebaha bari. 2. Xilli roob ka da'o xeebaha bari.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xays ↴
ubaxaysad | ubaxaysi | ubaxayso | ubxaysad | ubxaysasho | ubxaysi | ubxayso | raaxaysad | raaxaysan | raaxaysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg