Xeeb
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)Daliig dhul ah oo cammuud iyo sabbaax leh oo bad dhinaca ku haysa.
Xeeb
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)(juqr.) Dhulka deriska la ah badda ama biyo kale oo weyn kuwaas oo mawjadahoodu ay si toos ah u saameeyaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeeb ↴
yaare | faakharad | gaadoowe | saaruq | xaaxi | xagaayo | aleel | atool | badweyn | badxidhan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg