Xeer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-rar, m.l) Sharci; dastuur. 2. Xarig kor looga xiro aqalka miyiga si aan dabayshu u qaadin.
Xeer
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Xarig wax kor kaga xirid. 2. Wax sharci kadhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeer ↴
laal | qaacido | saaqid birlabdanabeed | saarsaaran | wadayaal | yake | yamxeeri | yamxeerin | yamxeero | abla'ablayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg