Site icon Qaamuus

ereyga

Xeer silsilad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Hab lagu raadiyo diiranaha fansaar dhawr doorsoome. Xigsinayn ayaa la sammeeyaa iyada oo la eegaayo fansaar kasta, jawaabuhuna waa la isku keenaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeer silsilad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version