Site icon Qaamuus

ereyga

Xeerka 1aad ee Niyuuton

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Walaxi waxa ay ku jireysaa nagaansho ama socod madoorsoome ah oo raacaya xariiq toosan haddii xoog aanu falayn walaxda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeerka 1aad ee Niyuuton


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version