Xeerka Aarkimidiyas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Culeyska hoorka ay walax sabbaynaysaa barabixisay waxa uu le'eg yahay culeyska walaxda. Taas oo ah Culeyska (W) ee hoorka barabaxay = Culeyska (W) walaxda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeerka Aarkimidiyas ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg