Xer
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Dad koox ah oo sheekh raacsan ama wax ka barta. 2. X. ah: nin u go'ay barashada diinta oo hadba meel u aada kutub raacasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xer ↴
edeg | edeg | gaal | ood | ood | oodafee | oodafo | oodan | oodan | oonguul |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg