Site icon Qaamuus

ereyga

xeroo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Xoolo iwm xero gelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xeroo

kalaxayo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-yday, -ytay)
Aryo isku jira oo xeroonaya ayadoo ayan cidi kala soocin, xeryahooda kala aadid.

kellijuluqle [m.l]
Neef xoolo ah oo soo xerooday isaga oon dheregsanayn.

xerood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg xeroo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version