Xiddo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Dun midabyo badan oo si gaar ah loo farsameeyey oo si ayan u tifmin dacallada maryaha looga tolo oo qurux loogu tala galay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiddo ↴
taarash | wadayaal | badhi | darxad | ifraac | kullaabi | subeeciyad | xiddaayad | xiddaysan | xiddee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg