Site icon Qaamuus

ereyga

Xididdeyso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Xidid yeelasho. 2. Ku x.: meel mudda badan ku sugnaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xididdeyso

xididdeysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version