Site icon Qaamuus

ereyga

Xididshe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)

(kiim.) Atam ama koox atammo ah oo leh elektroon madi ah (aan lammaanayn). Xididsheyaasha soo-cani aad bay u firfircoon yihiin; waxana lagu dejin karaa ama lagu takoori karaa xaalado gaar ahaaneed oo keliya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xididshe

dabar-ayoon | kala-furan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version