Site icon Qaamuus

ereyga

Xigsii

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Wax meel ku sugan wax kale ag dhigid. ld xiji.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xigsii

duumadhawr | isle'eg-xigsiineed | xigsiin | xigsiisan | xiskiisan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version