xiidmo
(m.l)Dheefshiidka intiisa yaryar oo ay ku dhammaato calooshu iyo qabsiinnada u dhexeeya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiidmo ↴
dacarbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Calool ama xiidmo qaras ku jirtay, ka bixid.
dacarbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Calool ama xiidmo, qaras ku jirtay ka saarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg