Xiir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Timo iwm gun ka jarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiir ↴
xaadi | taaloog | taaloog | alla-uxiir | garruuman | garruun | garxiir | garxiir | heeraar | hoolan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg