Site icon Qaamuus

ereyga

Xijaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

1. Wax wax celiya ama isku gudba ama qariya; daah; ilixir. 2. Qardhaas; xirsi; makaraan.

Xijaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Wax qarin. 2. Wax dhibaato ka celin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xijaab

dermad | gantoob | xijaaban | xijaabasho | xijaabid | xijaabnaan | xijaabnaansho | xijaabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version