Site icon Qaamuus

ereyga

Xikaayo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Halxiraale gaar ah oo dhallin-yarada ragga iyo dumarku isu jeedin jireen waayadii hore marka ay haasaawayaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xikaayo

xikaayee | xikaayoo | xikaayood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version