Site icon Qaamuus

ereyga

xildhibaan
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Xubin gole shacbi ka tirsan. 2. Qof xil qaadi kara.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xildhibaan

mudane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
1. Xubin baarlamaan oo la soo doortay; xildhibaan. 2. Qof sharfid mudan.

xilkas [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Qof xilka garan og; xildhibaan. 2. Neef irmaan oo madi ah, oo lagu xilbaxo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version