Xilkas
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. Qof xilka garan og; xildhibaan. 2. Neef irmaan oo madi ah, oo lagu xilbaxo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xilkas ↴
oday | odayee | faajeer | mas'uul | xilkasnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg