Site icon Qaamuus

ereyga

Ximir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xiddig weyn oo u dhexeeya dirirka iyo haltoddobaaddada. 2. Roobabka dayrta ugu horreeya mid ka mid ah. 3. Xilli ka mid ah xilliyada dayrta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ximir

axal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version