Site icon Qaamuus

ereyga

Xiniin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nin ama neef lab ah oo hal xiniin leh.

Xiniin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nyo, m.l)

Labada qanjir, oo ugaxda qaabkeeda leh, oo qooraha ku jira, oo biyaha laboodka sameeya, middood; raayaha middood.

Xiniin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nyo, m.l)

(c.nafl.) Labada kuus-kuus ee xubin nimeedka ah oo sameeya shahwada, soona saara hormoonka ragga (androojin) oo ku xiran hormoonno kale (goonadotrofiinis) oo laga soo daayo qanjir dhiiqa bitwitariga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiniin

edegkudhufaan | raay | raayo | dhayladhufaan | dhayladhufaano | dhufaan | dhufaan | isbeermatosuw | moolo | nuud |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version