Site icon Qaamuus

ereyga

Xiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax la xirey noqosho.

Xiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax la xirey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiran

aadaminnimo | laaluusho | raadka footoodanabeed | taddawur | tafaxaydo | ufuq | wadaage | xakame | yookaysan | afxiran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version