Xiriiriye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)1. Qof bar-naamijyada ka baxa raadiyaha, telefishinka iwm dadka la socodsiiya. 2. Wax isku xira laba shay ama ka badan.
Xiriiriye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)(nax.) Curi-yeyaal aan isbeddeleyn oo loo adeegsado xiriirin labo erey ama labo koox erey oo weer iskula jira amaba labo weerood oo kala madax bannaan. Tus. “Sahal iyo Malyuun waa walaalo”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiriiriye ↴
oo | maasha | taxan | xuub-maskaxeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg