xiriirso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Wax, wax kale ku daba xirasho. 2. Cid afduubid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiriirso ↴
xiriirsasho [m.f.dh]
eeg xiriirso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg