Site icon Qaamuus

ereyga

Xirsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro balaayo xijaab ahaan loo qaato. 2. Cunto, lacag, iwm oo balaayo xijaab ahaan loo bixiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xirsi

nabaaddiinaxir | nabaaddiineysan | afuuf | makaraan | mingelyo | qardhaas | xijaab | xirsifur | xirsixir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version