Site icon Qaamuus

ereyga

xisaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Wax la xisaabay ahaansho. ld xisaabsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xisaaban

xisaabnaan [m.f.dh]
eeg xisaaban. ld xisaab-naansho, xisaabsanaan, xisaabsanaansho.

xisaabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld xisaaban.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version