xisaabid
(m.f.dh)eeg xisaab². ld xisaabin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xisaabid ↴
cabbir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax dhererkiisa xisaabid; culayskiisa miisaamid; muggiisa beegid. 2. Fikrad iwm sheegid.
mayli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dherer inta mayl ee uu yahay xisaabid.
quruuruxi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Si isdabajoog ah u hadlid. 2. Quruurux wax ku xisaabid.
tiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid. 2. Gabay, hees iwm curin. 3. Ku t.: wax meel in ay ku sugan yihiin u malayn. 4. Ku t.: wax rasaas ku furid.
xisaabin [m.dh]
ld xisaabid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg