xisaabsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld xisaaban.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xisaabsan ↴
xisaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la xisaabay ahaansho. ld xisaabsan.
xisaabnaan [m.f.dh]
eeg xisaaban. ld xisaab-naansho, xisaabsanaan, xisaabsanaansho.
xisaabsanaan [m.dh]
ld xisaabnaan.
xisaabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xisaabnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg