Site icon Qaamuus

ereyga

xisaabtamid
(m.f.dh)

eeg xisaabtan². ld xisaab-tan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xisaabtamid

dhabiiltan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Si dhab ah u xisaabtamid.

fillan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Ku f.: dhib ama hawl ama wax la bixinayo, dad badan wadaajin, u qaybin; xisaabtamid.

xisaabtan [m.l]
ld xisaabtamid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version