Site icon Qaamuus

ereyga

Xodxodo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qof dumar ah oo la jecel yahay ama guur laga doonayo, hadal soo jiida oo saamays weyn leh, oo lagula hadlo; shukaansi; kood.

Xodxodo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-otay, -odatay)

Haweeney guur ku haasaawin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xodxodo

xodxodasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version