Xoghaye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)1. Qof hawshiisu tahay in uu cid kale u hayo ama u agaasimo xafiis ay ka fulaan qoraallo raad-reeb leh. 2. Wasiir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoghaye ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg