Site icon Qaamuus

ereyga

Xood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.l)

1. Ul yar; dhenged. 2. Xoodamis; salaax.

Xood

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xoodamis; salaax. 2. Hab ceelasha qaarkood loo shubo.

Xood

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Xarig iwm oo dabacsan togid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xood

saab | laace | laakoliit | laandeyr | qaanso | ugu hooseeye | xagal-adke | yalanyalxood | baamiye | baangad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version