Xood-taabte
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)(xis.) Garaaf fansaar tanjent. Kulannada kartis ee y=tanx waa xood kalgal ah oo leh laamo kala baxsan oo mid kasta leh bar rogmad halka dhibibka-x kuna laacsan xarriiqyada x=+ , + 3 , + 5 iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xood-taabte ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg